Stop Being CONFUSED TRADER and become OPERATOR Trading with US! --- FREE!
Badi traderska ma haysato mashkilad strategy ee waxa haysata mashkilad fulineed!
Waxa aanu qaadan doonaa tiro cayiman, Email kaaga halkan hoose gali kadib talaabooyinka raac!
FEE lagaama rabo, Kaliya adiga naftaada horumari.

Daily Live Trades

High Accountability
weekly journal review

20 Trade Execution
with us
FLOORKA MAXAAD KA HELI DOONTAA:
1. Live trading sessions: In aad ku soo biirto madasha teamka aan ku wada trade garayno.
2. Hagid maanhag (Mindset): si aad uga dhisanto marka la trade garaynayo hab fekerka loo baahan yahay.
3. isla xisaabtan: Trader kasta waxa laga rabaa in uu buuxiyo report usbuucle ah.
4. Ujeedada floorka waa in aan tradersku ka dhismaan xaga fulinta oo noqdaan fuliyeyaal joogto ah. taas ayaa ka horaysa in la gaadho faaido.
5. Hadii aadan 20 trade nala joogi karin sawirka balaadhana arki karin fadlan in aadan nagu soo biirin ayaa fiican.
Gabi ahaanba waa free lakin isla xisaabtanku maadaama uu sareeyo, si aan u hubsano in ay kaa go'antahay waa in aad soo deposit garaysato xadiga aad ku trade garaynayso. habka depositka marka emailka aad buuxiso ayaad arki.
Frequently asked questions
PCP waxa loogu talo galay trader aqoon ahaan dhisan, lakin mashaakil ka haysto trade garaynta iyo joogtaynta. MARNABA MA OGOLIN ARDAY BILOW AH IN UU PCP waa ku jahawareerayaa,
Community traders ah oo suuqa ka shaqaysta ayaad ku xidhmaysa. oo isku hadaf layahay.
P4P waa machad waxbarashada forex bilow laga soo bilaabo, halka PCP uu yahay kaliya trader aan aqoon wax badan ugu laabnayn lakin fulinta taagan.
Haa dabcan, laba midba waa kuu furan tahay. in aad kaliya tradeyada anaga aan qaadano aad nala qaadato, iyo in setup yadaada aad qaadato. lakin isla xisaabtanka usbuuca waa iin labadaba ka soo muuqdaan in aad si saxa u qaadatay. khaladaadka ayaan kugula xisaabtamaynaa. waxana aan rabnaa in wiig kasta aan saxno.
Wiig kasta markuu dhamaado jimcaha waxa laga rabaa trader kasta in uu buuxiyo reportka usbuuca waana laga eegi doonaa.
Follow us:
⚠️ TRADING DISCLAIMER
Trading Forex and Financial Instruments involves significant risk and can result in the loss of your invested capital. You should not invest money that you cannot afford to lose. Past performance is not indicative of future results. The PCP (Profitability Challenge Program) is an educational and execution-focused environment; Musab Nadiif and P4P Trading do not provide financial advice. All trades taken during live sessions are for educational purposes and are at the sole discretion of the individual trader.